Ilaahayow saan adduunka ugu jecelahay janadana rafiiq iigala
Ilaahayow saan adduunka ugu jecelahay janadana rafiiq iigala dhig.🥺❤️ macalin mustafe 🤍
Ilaahay isaga oo ka waramaya maalmahu sida ay
Ilaahay isaga oo ka waramaya maalmahu sida ay ugu wareegan dadka dhexdooda ayaa waxa uu yidhi !

|وتلك الأيام نداولها بين الناس. /

Hadii ay maalinkaaga noqon waydo ,ay noloshu ku yar toosnaan waydoo ha murugoon ee xasuuso aayadan maalina adaa leh maalina khayrka ee tala saarashada rabbi badi ilaahay addoomihisa samra wax qurux badan ayuu udiyaariyee.❤️:)

Kaaba.❤️
https t me Dareenka_Dahsoon saaxibayal channelka ino camira
https://t.me/Dareenka_Dahsoon saaxibayal channelka ino camira.

Taabo Saad Ugu Biirto 👇

https://t.me/Dareenka_Dahsoon
Ugbaad ayaa inala jeclaatay qaaliyeey mahadsanid La jirka
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Ugbaad ayaa inala jeclaatay qaaliyeey mahadsanid. ❤️😊

La jirka ilaahay wax walba ku bilaabo.❤️
SANNAD WANAAGSAN SAAXIIBAYAAL 1 1 2023
SANNAD WANAAGSAN SAAXIIBAYAAL.❤️🤩

1/1/2023.🙃
Barakada jimcuhu idin haleeshay
Barakada jimcuhu idin haleeshay.❤️
Habeenkiina ku qurxista salliga nabiga iyo suuratul kahfi
Habeenkiina ku qurxista salliga nabiga iyo suuratul kahfi.😊❤️
Waxa uu ka mid yahay buugta aan sanndka
Waxa uu ka mid yahay buugta aan sanndka cusub ku af bilaaban doono.🤩❤️

Turjume : AbDIXAKIIM OBSIIYE.❤️
Inta jeer ee aan ku ceshtay tiro maleh
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Inta jeer ee aan ku ceshtay tiro maleh rabbi hakaa dhigo mid uu jecel yahay adduun iyo aakhiraba maxamadow. ❤️

Qof mudan in lagu daydo ayuu codkiisa ku dayanaya yaa salaam.🥺❤️
Salaadu waa badbaadada wax walba
Salaadu waa badbaadada wax walba.❤️🫶

506637

Каналов

2365983

Сообщений